Jawar Max;ed oo aqoonsan waayay Hooyadiis oo xabsiga ku booqatay

Jawar Maxamed oo kamid ahaa dadkii isbadalka u horseeday dalka Itoobiya magac weyna ku yeeshay dalkaasi ayaa xiligan xaalad adag ku wajahaya xabsi uu ku xiran yahay ,kadib markii uu kahor yimid siyaasada saaxiibkii hore Abiy Axmed. Hogaamiyahan oo taageero badan ku dhax leh dalka Itoobiya gaar ahaan qowmiyada Oromada uu kasoo jeedo ayaa bilooyin … Continue reading Jawar Max;ed oo aqoonsan waayay Hooyadiis oo xabsiga ku booqatay